spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA Saciid Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka

Saciid Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka

0
111

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland, ayaa bogaadiyay habka doroashada, sheegayna in sinabad ah ay ku soo dhamaadeen.

Wuxuu ku ammaanay shacabka biseylka ay muujiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here