Arbaco 18 March 2026 {HMC} Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in afar qof ay ku dhaawacmeen haraadi kasoo dhacay gantaal ballistic ah oo lagu qabtay hawada sare ee Riyaad.
Ciidanka Difaaca Rayidka ayaa sheegay in digniinaha khatarta ee caasimadda iyo Al-Kharj hadda la qaaday.
“Ka fogow isu-imaatinka iyo duubista muuqaallada, ka fogaada meelaha khatarta ah, soona wargeliya wixii halis ah,” ayay lagu yiri.



