spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Sacuudiga oo Trump ku qancinaayo in uusan weerarin Dalka Iran.

Sacuudiga oo Trump ku qancinaayo in uusan weerarin Dalka Iran.

0
18

Talaado 13 jun 2026 {HMC} Dhaxal sugaha Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa hoggaaminaya isbahaysi ay ku midoobeen Dhowr dal oo ay kamid yihiin Sacuudiga, Qatar iyo Cumaan ayaa qorsheynaya in ay ku qanciyaan Madaxweyne Trump in uu joojiyo weerar uu Mareykanka ku qaadayo Dalka Iran, sida uu baahiyay wargeyska Wall Street Journal.

Sababata ay ay Mareykanka uga joojinayaan Duulaanka Iran ayeey ku sheegeen weerar kasta oo waqtigan lagu qaado Iiraan inuu qalqal gelin doono suuqyada shidaalka isla markaana ugu dambayn waxyeello u geysan doonto dhaqaalaha Mareykanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here