spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya, oo Maanta Booqday Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya, oo Maanta Booqday Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

0
30

Khamiis 27, Nov  2025 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad.

Wasiir Fiqi ayaa bogaadiyay doorka muhiimka ah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee ku aaddan taageerada Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada difaaca, la dagaallanka argagixisada, iyo mashaariicda lagu horumarinayo awoodda Ciidamada Qalabka Sida ee dalka, taasoo gacan ka geysaneysa xasiloonida Soomaaliya, ilaalinta nabadda iyo amniga gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here