Saxafigii ugu caansanaa Qasa ee ka warami jiray tacadiyada Israaiil oo la toogay.

0
31

Axad, Oct 12, 2025 {HMC} Saleh Al Jafarawi, oo ka mid ahaa suxufiyiinta Qasa iyo mid ka mid ah shaqsiyaadka ugu caansanaa internetka ee ka warrami jiray xasuuqa Qasa, ayaa la xaqiijiyay inay toogasho ku dileen kooxo hubeysay oo Falastiiniyiin reer Qasa ah oo ay taageerto Israa|l, kuwaasoo tan iyo shalay weerarro ka fulinaya qeybo ka mid ah marinka Qasa, dagaallo toos ahna la galay ciidanka ammaanka ee Xamaas.

Jafarawi, wuxuu ahaa codkii ugu dheera ee ku haray Qasa, kana badbaaday weerarradii Israa|l ay ku beegsanaysay suxufiyiinta,balse kooxo ay taageerto Israa|l ayaa si toos ah u beegsaday.

W/Q Iman Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here