Shiinaha oo noqday dalka labaad ee dunida ugu badan ee leh maraakiibta quusa.

0
20

Talaado 20 Jun 2025 {HMC} Shiinaha ayaa noqday dalka labaad ee dunida ugu badan ee leh maraakiib quusa oo ku shaqeeya tamarta nukliyeerka, kadib markii uu ka hor maray Ruushka.

Warbixinno cusub ayaa muujinaya in Shiinuhu hawlgaliyo ku dhowaad 32 markab quus ah oo nukliyeer ah, halka Ruushku leeyahay inta u dhexeysa 25 illaa 28 oo adeeg ku jira.

Mareykanka ayaa weli hoggaanka haya, isaga oo leh qiyaastii 70 ilaa 71 markab quus oo noocaas ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here