Shiinaha oo walaac horleh giliyay Sirdoonka Mareykanka.

0
14

Axad 29 March 2026 {HMC} Sirdoonka Mareykanka ayaa wajahaya walaac horleh oo ay ka qabaan inuu Shiinaha dedejiyo duullaan uu ku qaadayo jasiiradda Taiwan, isagoo ka faa’iideysanaya dagaalka socda ee Iiraan,

sida ay maanta ilo sirdoon ka soo xigatay majaladda The Economist. Warbixintan waxaa lagu sheegay.

“ Ka hor inta aan la qaadin duullaanka Iiraan, waxay sirdoonka Mareykanka sameeyeen qiimeyn, mana aysan helin wax calaamad ah oo muujinaysa Shiinaha inuu weerarrayo Taiwan..

 

laakiin hadda waxaa jira walaac cusub oo ka weyn kii hore, oo ah in dagaallada socda iyo sii dheeraanshahooda ay dhiirrigelin karaan hoggaamiyaha Shiinaha,Xi Jinping inuu tallaabo qaado mustaqbalka dhow si uu uga faa’iideysto xaaladda jirta.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here