Soomaalida Mareykanka oo guulo ka gaaray doorashooyin ka dhacay Ohio

0
105

Arbaco-20- March-2024 {HMC} — Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi.

Ismaaciil Maxamed, oo ka tartamey xildhibaan Degmada 3aad iyo Munira Cabdullaahi oo laga soo doortey demgada 9aad oo labadooduba ka tirsan xibsiga Dimoqraadiga ah ayaa helay kuraastii xildhibananada heer gobol ee Aqalka Wakiillda oo ay u tartameen dhinaca xisbiyadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here