Taliska AFRICOM oo walaac ka muujiyay awoodda Ruushka ee Afrika

0
73

Sabti-16-March, 2024 {HMC} Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa toddobaadkii hore uga digay Congress-ka Maraykanka in Ruushka uu si ba’an u ballaarinayo awoodda uu ku leeyahay Qaaradda Afrika.

Taliyaha ayaa sheegay in dalal badan oo Afrikaan ah ay qarka u saaranyihiin in ay si buuxda gacanta ugu galaan Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here