Taliyaha guud ee ciidanka Iiraan, Jen. Amir Hatami oo maanta booqasho ku maray saldhigyada ciidan ee Isfahan,?

0
24

Taliyaha guud ee ciidanka Iiraan, Jen. Amir Hatami oo maanta booqasho ku maray saldhigyada ciidan ee Isfahan, Tabriz, iyo Hatami ayaa u sheegay ciidanka inay isku diyaariyaan duullaan cusub oo ka imaan kara Israa|l, isagoo markaa tilmaamay in Mareykanka iyo Israa|l ay ku fashilmeen dagaalkii socday 12 maalin, ayna mar kale iyagoo ay weheliyaan xulafadooda NATO iskudayayaan inay dib usoo weerarraan Iiraan, sida ay werisay wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here