spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Taliyaha hay’adda Sirdoonka Itoobiya oo Soo dhaweeyay Madax ka socoto Sacuudiga.

Taliyaha hay’adda Sirdoonka Itoobiya oo Soo dhaweeyay Madax ka socoto Sacuudiga.

0
17

Arbaco 11 Feb 2026 {HMC} Taliyaha hay’adda sirdoonka Itoobiya, Redwan Hussien ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Addis Ababa ; wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga, Faisal bin Farhan Al Saud oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay Addis Ababa, oo wada-hadallo gaar ah uu kula qaadanayo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here