Tartamo ka dhici lahaa Sacuudiga iyo Baxrayn oo la joojiyey.

0
4

Axad 15 March 2026 {HMC} Waxaa si rasmi ah loo joojiyey tartamada Grand Prix ee Baxreyn iyo Sacuudiga, sida ay shaacisay Formula One.

Tartamadan waxaa markii hore loo qorsheeyey inay dhacaan 12-kii Abriil iyo 19-kii Abriil siday u kala horeeyaan.

War-saxaafadeedka, Formula One waxaay ku sheegtay in joojintu ay sabab u tahay “xaaladda sii socota ee Bariga Dhexe” iyo in inkastoo xalal kale la tixgeliyey, aysan wax beddel ah ku samayn doonin tartamada.

Joojinta tartamadan waxay ka dhigan tahay in uu jiri doono farqi shan todobaad ah oo u dhexeeya midka Grand Prix Japan 27–29 Maarso iyo Miami 1–3 May.

“Marnaba FIA ma iloobi doonto badbaadada iyo wanaagga bulshada iyo asxaabaddeena. Ka dib markii si taxadar leh loo tixgeliyey, waxaan go’aankan ku qaadnay anagoo masuuliyaddaas maskaxda ku hayna,” ayuu yiri Madaxweynaha FIA, Mohammed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here