spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Trump oo dhaxal sugaha Sacuudiga ku soo dhaweyay Aqalka Cad

Trump oo dhaxal sugaha Sacuudiga ku soo dhaweyay Aqalka Cad

0
17

Talaado Nov 18, 2025 {HMC} Madaxweyne Trump ayaa soodhoweyntii ugu sarreysey ee Mareykanka ku qaabiley, Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Careebiya, Maxamed Salmaan, iyada oo lagu qaabiley diyaaradaha millateriga, Fardo & maamuus heer-sare ah.

Trump, ayaa hab-maamuus sare ku soo dhaweeyay dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga , Maxamed Bin Salmaan ku soo dhaweeyay Aqalka Cad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here