Trump oo si rasmi ah u noqday musharraxa madaxweyne ee Jamhuuriga

0
69

Jimco 19 July 2024 {HMC} MILWAUKEE — Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa xalay si rasmi ah u noqday musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga ee doorashada dhaceysa November 5, 2024.

Trump ayaa magacaabista Jamhuuriga ku aqbalay khudbad uu xalay ka jeediyey xiritaanka shirkweynaha qaran ee xisbiga Jamhuuriga oo lagu soo geba-gebeeyey magaalada Milwaukee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here