spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay...

Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay dagaal cusub ee ka dhan ah Iran.

0
24

Isniin 29, Dec 2025 {HMC}  Madaxweyne Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay dagaal cusub oo ka dhan ah Iiraan, isagoo yiri:

“Haddii Iiraan sii waddo barnaamijkeeda gantaallada, haa — waxaan taageerayaa in la weeraro. Haddii ay sii waddo barnaamijkeeda nukliyeerka, weerarku waa inuu noqdaa mid degdeg ah.”

Hadalka wuxuu muujinayaa dagaal lagu qaado Iiraan inuu ku xiran yahay Netanyahu , haddii xog sirdoon oo muujinaysa gantaallada iyo nukliyeerka Iiraan in horumarin uu ku socdo lagu qanciyo Trump.

Si kastaba nuxurka hadalka ; waa la weerarraya Iiraan , ama waa inay is dhiibtaa!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here