Jimco 01 Agoosto 2025 {HMC} Hay’adda sirdoonka Dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo MiT, ayaa markii u horreysay taariikhda soo jeedisay in magaalooyinka waa weyn ee Turkiga laga dhiso goobo gabbaad ah oo ay dadka rayidka gali karaan haddii weerarro uu la kulmo Turkiga iyo in la diyaariyo nidaamyo horumarsan ee digniinta waqtiga hore , si dadweynaha loogu wargeliyo khatarta amniga ,
Arin la sheegay in Turkiga isku diyaarinayo suragalnimada khatar amni iyo inuu ku lug yeesho xaalad dagaal ee Caalamka ka jira sida uu Baahiyay TV ga Dalka Turkiga ee lagu magacaabo NTV.



