spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ukraine oo qarxisay saddex dhuumood oo shidaalka qaadayay oo Ruushka Leeyahay.

Ukraine oo qarxisay saddex dhuumood oo shidaalka qaadayay oo Ruushka Leeyahay.

0
20

Sabti 1, Nov 2025 {HMC} Sirdoonka Dowladda Ukraine ayaa maanta shaaca ka qaaday inay mid ka mid ah howlgaladooda ugu muhiimsan ka fuliyeen gobolka Moscow ee ay ka tirsan tahay caasimadda Ruushka .

Dowladda Ukraine ayaa sheegeen inay qarxiyeen saddex dhuumood oo qaadayay shidaalka ay isticmaalaan diyaaradaha dagaalka iyo gaadiidka ciidanka Ruushka ee ka howlgalla furimaha dagaalka, weerarrana ka fuliya gudaha Ukraine , wallow ay goobtu ahayd meel xilli walba ay kormeeraan ciidanka Ruushka , hadana muuqaal ay baahiyeen sirdoonka Ukraine waxay ku muujiyeen inay ku guuleysteen qaraxyo lagu xiro tuubooyinkan oo ugu dambeyn lagu qarxiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here