spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA Wafdi uu Hogaamianyo Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Itoobiya

Wafdi uu Hogaamianyo Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Itoobiya

0
64

Khamiiis -December-7-2023-{HMC} Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xalay booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia

 

Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia

 

Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxda katirsan Dowlada Ethopia iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here