WAR DEG DEG AH Iiraan oo War cusub ka soo saartay marinka Hormuz.

0
19

Axad 22 March 2026 {HMC}  Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa si cad u sheegay in marin-biyoodka Hormuz uu u furan yahay dhammaan maraakiibta marka laga reebo kuwa “ku duulay dhulka Iran ama jabiyay sharciga xuduudaheeda.”

Madaxweynaha Iran ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu ku daabacay barta xiriirka bulshada ee X.

Pezeshkian wuxuu intaas ku daray in hadalka Mareykanka ee ku saabsan in Iran laga tirtiro khariidadda uu yahay calaamad muujinaysa “niyad-jab.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here