WAR DEG DEG AH: Iraan oo gantaalo ku garaacday Kuwait.

0
13

Talaado 10 March 2026 {HMC} Ciidamada milatariga ee Kuwait ayaa sheegay in difaacyada hawada ay soo ridayaan diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo kadib markii mowjad cusub oo weerarro ah laga soo tuuray Iran.

Weeraradan ayaa qayb ka ah mowjado gantaallo iyo drones ah oo Iran ku qaaday dalal ka tirsan Khaliijka tan iyo markii uu sii xoogeystay dagaalka gobolka.

Horey Kuwait waxaa loogu qaaday weeraro gantaalo oo iiraab ka yimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here