spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS WAR DEG DEG AH: Israel oo qiratay askar kale oo looga dilay...

WAR DEG DEG AH: Israel oo qiratay askar kale oo looga dilay Qaza

0
103

Khamiis, November-2- 2023-{HMC} Laba askari oo ka tirsan ciidamada dhulka ee gudaha u galay Magaalada Qaza ee dhulka reer Falastiin ayaa la dilay kadib dagaal qaraar oo ka dhacay halkaas.

 

Dhimashada labada Askari ayaa kor u qaadaysa tirada askarta loga Dilay Ciidamada Israaiil ee Dagaalka kula jira Ururka Xamaas tan markii u bilaawday Dagaalka iyo 7-dii October ilaa 20.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here