spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS WAR DEG DEG AH: Maareeye ku Xigeenkii Tiyaatarka Qaranka oo Goordhaweyd Geeriyooday

WAR DEG DEG AH: Maareeye ku Xigeenkii Tiyaatarka Qaranka oo Goordhaweyd Geeriyooday

0
136

Isniin, November-6- 2023-{HMC} Magaalada Neyroobi ee dalka Kenya waxaa Goordhaweyd ku Geeriyooday Maareeye ku Xigeenkii Tiyaatarka Qaranka,Fanaankii Caanka ahaa Maxamed Xasan Baroow kana mid ahaa Hobalada Qaranka ee Waaberi.

Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure Maareeyaha Guud ee Golaha Murtida iyo Madadaalada Tiyaatarka Qaranka ayaa Warbaahinta  u Xaqiijiyay Geerida Maxamed Xasan Baroow,

Maxamed Xasan Baroow ayaa bari samaadkii kamid noqday Hobalada Waaberi Heeso,iyo Suugaan kala duwan ayuuna ku lahaa Fanka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here