spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS WAR DEG DEG AH: Nabadoon goordhow lagu dilay Baladweyne.

WAR DEG DEG AH: Nabadoon goordhow lagu dilay Baladweyne.

0
103

Jimco 13, Sept,2024 {HMC} Faah Faahino Dheeraad ah ayaa kasoo Baxayo Dil Maanta Magaalada Baladweyne loogu Geeystay allaha u Naxariistee Nabad-doon Hassan yare Dhegnaas.

Salaadii jimco kadib isaga oo kasoo Baxayo masjid ku yaallo Xaafada kooshin ee Magaalada Baladweyne waxaa Dilay Nabadoonka Nin ay qaraabo dhow yihiin sida ay xaqiijiyeen ehelada Marxuumka.

Dilka ayaana waxa uu u adeegsaday tooreey, eheladiisa oo aan la Xiriirnay qaarkood wexeey ka gaabsadeen ineey ka hadlaan arintaan.

wixii Faah faahin kala Soco Hiiraanweyn Media.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here