spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS WAR DEG DEG AH: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

WAR DEG DEG AH: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
117

Jimco November 03, 2023 {HMC}  Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goor dhow isku qarxiyay agagaarka isgoyska Sayidka Dagmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah.

 

Waxaa jira khasaare ka dhashay qaraxa waxaana goobta gaaray ciidamada amaanka iyo kooxaha gurmadka deg deg ah sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah saraakiisha Ciidamada amaanka.

 

Ilaa hada si rasmi ah looma oga qasaaraha ka dhashay qaraxa ismiidaaminta ah ee caawa dhacay Magaalada Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here