spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS WAR DEG DEG AH :Wasiirkii Warfaafinta Somaliland oo is casilay.

WAR DEG DEG AH :Wasiirkii Warfaafinta Somaliland oo is casilay.

0
47

Sabti 06, Dec 2025 {HMC} Wasiirkii Warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa hadda si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu is casilay.

Wuxuu kasoo jeedaa gobolka Awdal, go’aankii uu ku dhawaaqay maalin dhoweyd ee ahaa in Somaliland fasaxday Xuska Xeer Ciise ayaa rabshado badan dhaliyey wuxuuna dhaliil badan kala kulmayey dadka uu matalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here