War Deg Deg: Buundadii degmada Buurdhuubo oo Go’day

0
93

Sida ay xaqajinayaan dadka degaanka oo aan la xariirnay Buundadii degmada Buurdhuubo oo muddo labo todobaad ah laweysanaa waxaa la xaqijiyay inay go,day.

Waa buundadii labaad ee ay qadeen Biyaha Webiga Gobalka Gedo oo afar Magaalo ayey buundooyinka ka marijireen labo ka mid waa ay go,een waana Baardheere iyo Buurdhubo.
Xaalada gobolka gedo ayaa ah mid ka sii dareyso iyadoona dadka halkaasi ku dhaqan ay wajahayan dhibaatooyin dhanka nolasha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here