spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS WAR DEG DEH AH: Maraykanka oo Ikhwaanul Muslimiin u aqoonsaday ‘argagixiso caalami...

WAR DEG DEH AH: Maraykanka oo Ikhwaanul Muslimiin u aqoonsaday ‘argagixiso caalami ah’

0
11

Talaado 13 jun 2026 {HMC} Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu qaaday talaabo uu ugu aqoonsanayo ururka Ikhwaanul Muslimiin urur argagixiso, wuxuuna intaa ku daray in lagu taageerayo qorshaha madaxweyne Trump uu ku wiiqayo awoodda iyo hawlgallada Ikhawwnul Muslimiinka oo ay sheegeen inuu khatar ku hayo amniga Maraykanka sida lagu xusay wareegto madaxweyne oo lambarkeedu yahay 14362.

Maraykanku wuxuu sheegay inuu u asteeyey argagixiso Ikhwaanul Muslimiinka ka jira dalalka Urdun, Lubnaan iyo Masar.

Waaxda arrimaha dibadda ayaa u aqqoonsatay uur argagixiso ajnabi ah, iyo argagixiso calami ah, hogaamiyaha kooxda Maxamed Fawzi Taqqosh ayaa isna loo aqoonsaday inuu yahay argagixiso calami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here