War murtiyeed laga soo saaray shirka Maamulada degmooyinka Hirshabelle oo Baladweyne Lagu qabtay

0
81

Isniin 16-Sep-2024 {HMC} Maamulka gobolka hiiraaan iyo kan degmooyinka ayaa maalmahii lasoo dhaafay shir ugu socday xarunta maamulka gobolka hiran

Shirkan waxa oo diiradda lagu saaray Arimaha Amniga, Xoojinta Ciribtirka Khawaarijta, Dowlad Wanaaga, Sare u qaadista Wada shaqeynta, Daadejinta Adeega Bulshada, Dardargelinta Arimaha Horumarka iyo Gargaarka Aadnaha.

Shirka waxaa shir gudoominayaayay gudoomiyaha gobolka hiraan Muuse Sallaad Wehliye waxaana kasoo qayb galay degmooyinka kala ah beledwayne, buulaburde, jalalaqsi, maxaas. matabaan, halgan, jawiil, farlibaaax, gerijir iyo degmada moqokori

Shirkaan ayaa ugu danbayn laga soo saaaray warmutiyeeed waxaana warbaaghinta u aqriyay gudoomiyaha degmada badalwatne cumar calasoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here