spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Israa’iil ee Gaza

Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Israa’iil ee Gaza

0
76
Khamiis Nofembar 09, 2023 {HMC} — Isreal ayaa sii wadda weerarkii ay ku heysay Gaza, iyadoo qeybo ka mid ah magaalada kula dagaalameysa ciidamada ururka Xamaas.

 

Weerarka dhinaca dhulka ah ee Isreal waxa barbar socda duqeynta cirka. Dad badan ayaa ka qaxay magaalada gaar ahaan meelaha ay Isreal howlgaladda ka waddo sida ay Qaramada Midoobay sheegtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here