Wefdi kasocdo Iiraan oo maanta tegaya Pakistan.

0
12

Khamiis 9 April 2026 {HMC} Safiirka Iiraan u fadhiya Pakistan, Reza Amiri-Moghaddam, ayaa Khamiista maanta ah sheegay in wafdi ka socda dalkiisa ay Khamiista fiidkii soo gaari doonaan caasimadda Pakistan ee Islamabad si ay u yeeshaan wadahadallo lagu xallinayo dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil.

Safiirka ayaa qoraal uu soo dhigay bogga X ku yiri: “In kasta oo shaki laga qabo ra’yiga dadweynaha Iiraan oo ay ugu wacan tahay xadgudubyada soo noqnoqda ee xabbad joojinta ee ay Israa’iil ku sameysay… wafdiga Iiraan ayaa caawa imanaya Islamabad si ay u yeeshaan wadahadallo dhab ah oo ku salaysan tobanka qodob ee ay soo jeedisay Iiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here