Xamza Cabdi Barre oo baabi’iyey heshiis ay dhowaan kala saxiixdeen Somalia & Turkiga

0
187

Arbaco 13 March, 2024 {HMC} RW Xamza Cabdi Barre ayaa gebi ahaanba waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiis uu dhawaan shirkad turki ah uu lasoo saxiixday Wasiirka Batroolka ee XFS kaasoo dhigayey in shirkadaas ay soo saarto shidaalka ku jira qeybo ka mid ah Somalia.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here