spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka oo xoogeysatay

Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka oo xoogeysatay

0
128

Jimco , October -20- 2023-{HMC}— Xiisadda u dhaxeysa Turkiga iyo Mareykanka ayaa sii kordheysa, iyadoo dhinacba kan kale uu ku eedeynayo inuu halis amaan ku hayo.

Dagalka afka ee labada dhinac ayaa ka dambeeyay, markii Mareykanka uu soo riday dayuurad Drone ah oo uu Turkigu lahaa, taasii Washington ay sheegtay inay halis gelisay amaanka ciidamada Mareykanka eek u suggan Syria.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here