{DAAWO MUQAALKA} Booliska Soomaaliya oo mar kale u diga dadka dagan Dhulka dab damiska

0
95

Khamiis-01-Feb- 2024-{HMC} Taliska Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa markale ku celiyey in kama danbees Arbacada soo socoto laga guuro dhulkii Dab-damiska iyo Hoggaanka Dhismaha Boliiska ee ka soo horjeeda daarta Say-Biyaano ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here