spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Xildhibaan Sanyare oo Ka Hadlay Khilaafka ka Taakan Maamulka Puntland

Xildhibaan Sanyare oo Ka Hadlay Khilaafka ka Taakan Maamulka Puntland

0
96

Talado, October -24- 2023-{HMC}  Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur”Sanyare” oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyihii hore ee gobalka Mudug ayaa sheegay in Masuuliyada wixii Puntland ka dhaca uu qaadayo madaxweyne Deni iyo Xukuumadiisa wakhtigu kasii dhamaanayo.

“Ma idin cadaatay in aan Dimuqraadiyad loo socon waxaan usoo jeedinayaa
madaxweyne Deni in uu ka joogo arintaas”.

Isaga oo sii hadlaya waxaa uu sheegay in wixii ka dhasha masuuliyadeeda ay
qaadayso Xukuumada wakhtigu kasii dhamaanayo oo uu ugu horeeyo madaxweyne Deni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here