Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Sidee ayeey Xamaas hubka u samaysataa Maxeysa ka sameysaa Hubka Casriga ah?

Arbaco , October -11- 2023-{HMC} Weerarkii Xamaas ay ku qaadday Israa’iil Sabtidii waxay wararku sheegayaan in ay u adeegsatay in ka badan 4000 oo gantaal, kuwaasoo qaarkood ay gudaha shishe u galeen Israa’iil, ayadoo sax ahaanshaha liishaankoodana uu aad uga sarreeyey sidii hore.

Tan iyo markii la aasaasay ururkaas 1987, garabkooda milateriga ee ay shaqadiisu aad u sir badan tahay wuxuu ka soo gudbay marxaladda maliishiyada, wuxuuna u shaqeeyaa sidii “milateri habaysan”.

Xiisadda Falastiin iyo Israa’iil u dhaxaysa intaa way sii kordhaysay, Xamaasna waxay soo saartay gantaallada Qassam. Waa gantaallo gacan ku samays ah, waxaana u ah shidaal Sokor la fariisiyey. Badankood muddo yar ayey hawada ku jiri jiri jireen, qiyaastii wax aan ka badnayn dhowr mayl, mararka qaarna Qasa gudaheeda ayey ku dhici jireen, khasaare bandanna ma geysan jirin.

Markii Israa’iil ay ka baxday Qasa 2005, Xamaas waxay rakibteen warshad qarsoodi ah oo ay ka heleen saaxiibadooda Iran iyo Suuriya, sida uu sheegayo milateriga Israa’iil.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA