Friday, July 12, 2024
spot_imgspot_img

Dagaalka Israel iyo Xamas oo laga cabsi qabo inuu ku fido Bariga Dhexe

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} — Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay suurta-galnimada in dagaalka Israel iyo Xamas uu ku fido Bariga Dhexe, xilli ay jiraan dhaq-dhaaqyo ay koonfurta Lubnaan ka wadaan urur Xizbullaah.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres ayaa tan iyo Sabtidii oo ahayd markii ay Xamas qaaday weeraro ka dhan ah Israel, wuxuu xiriiro is-dabajoog ah la sameeyey mas’uuliyiinta Israel iyo Falastiin, Ra’iisul Wasaaraha ku-meel gaarka ah ee Lubnaan, madaxweynaha Turkiga, Ra’iisul Wasaaraha Qatar iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Iran.

{DAAWO MUUQAALKA} Dalka Masar oo tababar loogu soo gabagabeeyey Saraakiil.

Jimco, 12 July, 2024 (HMC) Dalka Masar oo tababar loogu soo gabagabeeyey Saraakiil. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu Danbeeyey Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 12 07 2024

Jimco, 12 July, 2024 (HMC) Wararka Ugu Danbeeyey Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 12 07 2024 HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

WARARKA