Tuesday, July 16, 2024
spot_imgspot_img

Wada-hadallo mar kale u furmay xukuumadda iyo mucaaradka Kenya

Khamiis , October -12- 2023-{HMC}  — Wada-hadallo laba geesood ah oo u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka dalka Kenya ayaa mar kale ka furmay dalkaasi kadib muddo ay wada-hadallada hakad ku jireen.

Dhinacyada ayaa filayaa inay ka wada hadlaan qodobo ay ka mid yihiin arrimaha masiiriga ah, cadaaladda, doorashooyinka, iyo qodobo kale.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {16.07.2024}

Talaado 16 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow Farsamadii...

{DAAWO MUUQAALKA} Galmudug oo dhalinyarada Xirfadlayaasha ah ku Dhiirigalisay shaqooyinka Farsamada gacanta.

Talaado 16 July 2024 {HMC}Galmudug oo dhalinyarada Xirfadlayaasha ah ku Dhiirigalisay shaqooyinka Farsamada gacanta. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

WARARKA