Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Wasiirka difaaca dalka Kenya oo gaaray Magalada Muqdisho.

Arboco , October -18- 2023-{HMC}  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Aadan Barre Ducaale.

Labada dhinac ayaa gali doona wadatashiyo ku aaddan iskaashiga iyo dardargalinta howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyada oo Wasiirka Difaaca Kenya uu la kulmi doono Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga kumanaan Askari oo ku howlgalla Magaca ATMIS, iyaga oo ku sugan degaano iyo degmooyin katirsan dowlad Goboleedka Jubbaland.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA