Monday, June 24, 2024
spot_imgspot_img

Kulan looga hadlay Qorshaha Dagaalka xoreynta deeganada Koonfur Galbeed

Axad , October -22- 2023-{HMC} Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Soomaaliya Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay waxgaradka, dubabka dhaqanka iyo Haweenka Gobolka Bakool qorshaha Qaran ee dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deeganada Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen ayaa la wadaagay Odeyaasha iyo Haweenka sida ay uga go’an tahay in Dalka laga xoreeyo Al-Shabaab ee caqabadda ku ah nolasha iyo Horumarka Dadka Soomaaliyeed.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiirka Difaaca Dalka, Xildhibaano ka tirsan labadda Aqal ee BFS, Taliyaha xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna Duqa Magaalada.

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu maanta ka hadlay madaxweyne dabageed.?

Isniin june,24 2024 (HMC) Muxuu maanta ka hadlay madaxweyne dabageed.? HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda oo Wacyi galin u sameeysay Ciidamo loo soo gabagabeeyey tababar.

Isniin june,24 2024 (HMC) Dowladda oo Wacyi galin u sameeysay Ciidamo loo soo gabagabeeyey tababar. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA