Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Adeegayada Internetka, Gaza oo dib u soo noqdey ka dib markii ay isgaarsiintu hawada ka baxdey

Axad, October -29- 2023-{HMC} – Adeegga internetka iyo taleefoonada ayaa ku soo laabanaya Gaza ka dib markii ay hawada ka baxday isgaarsiinta oo ay kooxaha
bini’aadantinimo ka digeen in loo isticmaali karo gabaad dambiyada dagaalka.

Kooxda Paltel, oo bixisa adeegyada isgaarsiineed ee Gaza, ayaa sheegtay Axadii
in adeegyada taleefoonada, mobilada iyo internetka si tartiib tartiib ah dib
loogu soo celiyay ka dib markii ay carqaladeeyeen “dagaalada socda.”

“Kooxaha farsamada ayaa si taxadar leh wax uga qabanaya dhaawaca soo
gaadhay kaabayaasha Internet -ka,” ayay shirkada telecom ku sheegtay hadal aay so Saartay

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA