Tuesday, July 16, 2024
spot_imgspot_img

Cali Guudlaawe oo magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle.

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowladda Hirshabeelle.

Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu ugu magacaabay Mudane Garyaqaan Garaad Axmed Caddow in uu noqdo Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {16.07.2024}

Talaado 16 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow Farsamadii...

{DAAWO MUUQAALKA} Galmudug oo dhalinyarada Xirfadlayaasha ah ku Dhiirigalisay shaqooyinka Farsamada gacanta.

Talaado 16 July 2024 {HMC}Galmudug oo dhalinyarada Xirfadlayaasha ah ku Dhiirigalisay shaqooyinka Farsamada gacanta. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

WARARKA