Monday, July 22, 2024
spot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH: Israel oo qiratay askar kale oo looga dilay Qaza

Khamiis, November-2- 2023-{HMC} Laba askari oo ka tirsan ciidamada dhulka ee gudaha u galay Magaalada Qaza ee dhulka reer Falastiin ayaa la dilay kadib dagaal qaraar oo ka dhacay halkaas.

 

Dhimashada labada Askari ayaa kor u qaadaysa tirada askarta loga Dilay Ciidamada Israaiil ee Dagaalka kula jira Ururka Xamaas tan markii u bilaawday Dagaalka iyo 7-dii October ilaa 20.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Howlgal Ka dhan ah As Ee Galbeedka Gobolka Hiiraan Oo Lagu Dhawaaqay.

Isniin 22 July 2024 {HMC} Howlgal Ka dhan ah As Ee Galbeedka Gobolka Hiiraan Oo Lagu Dhawaaqay. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Amniga KGS oo ciidamada ku bogaadiyay dardargelinta howlaha xaqiijinta amniga.

Isniin 22 July 2024 {HMC} Wasiirka Amniga KGS oo ciidamada ku bogaadiyay dardargelinta howlaha xaqiijinta amniga. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA