Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israel iyo Xamaas

Sabti, November -4- 2023-{HMC} Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa iska diiday soo jeedinta xabbad-joojin ku meel gaar ah oo lala galo Xamaas.

Iyadoo dagaalka u dhaxeeya ciidamada difaaca Israel (IDF) iyo Xamaas uu galayo todobaadkiisii ​​shanaad, Netanyahu ayaa maanta magaalada Tel Aviv kula kulmay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken.

Labada nin ayaa ka wada hadlay, baaqyada Mareykanka ee ah in Israa’iil ay ogolaato joojinta bini’aadantinimo ee duqeymaha ay ku hayso Gaza si loogu ogolaado in si wax ku ool ah loo gaarsiiyo gargaarka. Laakiin Netanyahu ayaa sheegay in ilaa dhammaan la-haystayaasha la sii daayo, aan heshiis noocaas ah la samayn karin.

Dhanka kale, Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus, oo ah madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa sheegay inuu “aad uga naxay” qarax la sheegay inuu ka dhacay bannaanka isbitaalka ugu weyn magaalada Gaza, Al-Shifa.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.07.2024}

Jimco 26 July 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Maclin...

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori.

Jimco  26 July 2024 {HMC}  Madaxweyne Dabageed oo Hal Arin ka Dalbaday dadka ku Nool Degmada Moqokori. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA…

WARARKA