Saturday, July 27, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Lamaaha Aminiga Puntland oo Gacanta ku dhigay koox isku xiran oo Daacish Ah

Axad, November-5- 2023-{HMC}  Lamaaha Aminiga Puntland oo Gacanta koox isku xiran oo Daacish u qaabilsanaa soo kala gudbinta Xubnaha ka imaanaya Koofurta Soomaliya ee Puntland soo gala iyo wakiilladdii u qaabilsanaa inay garoomada iyo koontarooladda ka damiintaan. Qaybtii 1-aad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland

Sabti 27 July 2024 {HMC} Hogaanka sare ee xisbiga kulmiye ayaa munaasibad Soo dhawayn ah u sameeyay Qurba jooga Somaliland HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA}WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal.

Sabti 27 July 2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Waxaa la shaaciyay Xildhibanada golaha Deegaanka ee sadexda degmo ee gobolka Nugaal. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA