Monday, June 24, 2024
spot_imgspot_img

FAAH FAAHIN Deegaano hor leh oo Lagala wareegay AS

Isniin, November-6- 2023-{HMC} Sida laga soo xigtay warbaahinta ku hadasho afka dawladda Soomaaliya ayaa baahisay in ciidamada Soomaaliya Qaybta 21aad oo gacan ka helaya Dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ay maanta la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa’uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee Gobolka Mudug.

“Howlgalkaan waxaa horkacaayey Taliyaha Qaybta 21aad Gaashaanle Sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta General Xasan Jaamici, waxaana ciidamada ay baritaano ka sameeyeen dhulka howdka ah ee deegaankaas sida lagu baahiyay warbaahinta dawladdu.

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Fedaraalka oo shaacisay tirada ciidamada badali doona howlgalka ATMIS

Isniin june,24 2024 (HMC) Dowladda Fedaraalka oo shaacisay tirada ciidamada badali doona howlgalka ATMIS HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir “Soomaaliya maanta waxay u tahay maalin weyn, “

Isniin june,24 2024 (HMC) Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir "Soomaaliya maanta waxay u tahay maalin weyn, " HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA