Friday, July 12, 2024
spot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH: Maareeye ku Xigeenkii Tiyaatarka Qaranka oo Goordhaweyd Geeriyooday

Isniin, November-6- 2023-{HMC} Magaalada Neyroobi ee dalka Kenya waxaa Goordhaweyd ku Geeriyooday Maareeye ku Xigeenkii Tiyaatarka Qaranka,Fanaankii Caanka ahaa Maxamed Xasan Baroow kana mid ahaa Hobalada Qaranka ee Waaberi.

Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure Maareeyaha Guud ee Golaha Murtida iyo Madadaalada Tiyaatarka Qaranka ayaa Warbaahinta  u Xaqiijiyay Geerida Maxamed Xasan Baroow,

Maxamed Xasan Baroow ayaa bari samaadkii kamid noqday Hobalada Waaberi Heeso,iyo Suugaan kala duwan ayuuna ku lahaa Fanka Soomaaliyeed.

{DAAWO MUUQAALKA} 30 Sano kadib Diyaarada Egypt Air oo soo Cago dhigatay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Jimco 12julay 2024 {HMC}  30 Sano kadib Diyaarada Egypt Air oo soo Cago dhigatay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG DEG AH :- Taliyihii Ciidamada wadanka Kenya oo is calisay.

Jimco 12julay 2024 {HMC}WAR DEG DEG AH :- Taliyihii Ciidamada wadanka Kenya oo is calisay. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA.

WARARKA