Wednesday, July 24, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Xaalada Fatahaada Wabiga Shabeelle iyo Kaliga dhagax Jabis Oo bilaabay…….

Arbacoo Nofembar 08, 2023 {HMC} Kaliga dhagax jabis oo ku yaalla xaafada xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne ayaa manta bilaabay in uu ku fataho Xaafadaha ka ag dhow kaliga madaama biyo badan ay ku jireeyn mudooyinkii dambo.

Xaafadaha ugu badan ee ku yaalla Kaliga dhagax jabis ayaa laga barakacay 20 cisho ka hor kadib markii ay saameyn ku yeesheyn Roob daadad xoogan wato oo ka da’ay Magaalada 21 October 2023.

Biyaha ayaa manta jaray Wadooyin ku yaalla xaafada xaawo taako, kuwaas oo ay isticmaalayeen malmahan dadkii ku haray Magaalada Baladweyne. Qoysaska ku haray Magaalada ayaa waxaa soo wajahday Cabsi xoogan madaama ay soo dhawadeyn Biyahii guurtida ahaa ee Magaalada saameyn jiray waqtiga fatahaada. 

 

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal u dhaxeeyo AS iyo Ciidamada Dowladda oo ka dhacay Koofur Galbeed

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Dagaal u dhaxeeyo AS iyo Ciidamada Dowladda oo ka dhacay Koofur Galbeed HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA}Ciyaar Cusub oo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida ah.

Arbaco 24 July 2024 {HMC} Ciyaar Cusub oo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida ah. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

WARARKA