Friday, June 21, 2024
spot_imgspot_img

Dagaal ka dhacay Qasa oo dhimasho iyo dhaawac ay kala kulmeen ciidamada Israel iyo Falastiiniyiin ka baxay magaalada

Khamiis Nofembar 09, 2023 {HMC}  Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in nin sarkaal boolis ah la dilay halka shan kalena lagu dhaawacay dagaal Arbacadii shalay ahayd ka dhacay Qasa.

 

Isla ciidamadaas waxay sheegen in 50,000 oo qof oo Fastiiniyiin ah ay maanta ka baxeen waqooyiga magaalada Qasa, iyadoo ciiidamadeeda ay mar kale muddo saacado ah ay fureen waddoweyn oo nabdoon oo idadkaas geynaya koonfurta dhulkaas lagu hareereysanyahay.

 

Askarta Israa’iil ayaa dadka reer Qasa ee ku nool waqooyiga magaalada ka codsaday iay aadan dhanka Koonfurta. Milateriga ayaa sheegay, in hakinta dagaalka la hakiyay aysan ahayn xabad joojin.

 

Dhanka kale, waxaa weli isa soo taraya cabaareynta Qaramda Midoobay, iyadoo Israel iyo Xamaasba ku eedeysay inay geysanayan dembiyo dagaal.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn {21/06/2024}

Jimco 21 June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdirahman Macalin Muse Farsamadii ::Abdiqani...

{DAAWO MUUQAALKA} Ciyaar dhaqameedkan Wali ma Ciyaartay,?

Jimco 21 June 2024 {HMC}  Ciyaar dhaqameedkan Wali ma Ciyaartay,? HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA