Friday, June 21, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO MUIQAALKA} “Dhacddii barxadda Garowe waxay ahayd qorshe abaabulan,, Dalladda Mucaaradka Pl.

Sabti Nofembar 11, 2023 {HMC} Musharixiinta mucaaradka ee maamul goboleedka Puntland oo shir ku yeeshay Garoowe ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan shaqaaqadii ugu dambeysay ee ka dhacday gudaha magaalada Garoowe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Gurey “Umadda Soomaaliyeed waxay u midowday dagaalka AS oo guulo waaweyn laga gaaray”.

Jimco 21 June 2024 {HMC} Xildhibaan Gurey "Umadda Soomaaliyeed waxay u midowday dagaalka AS oo guulo waaweyn laga gaaray". HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay Gudoomiye Xaliimo Sacdiya oo ka tire Shirkii Maxaas iyo Xaalada Gobolka Hiiraan.?

Jimco 21 June 2024 {HMC} Maxay Gudoomiye Xaliimo Sacdiya oo ka tire Shirkii Maxaas iyo Xaalada Gobolka Hiiraan.? HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA