Sabti Nofembar 11, 2023 {HMC} Wabiga shabelle ayaa maanta ku so fakaday Magaalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan sida ay warbaahinta hiiraanweyn u sheegay Cabdullaahi Qoofiyoow oo kamid ah dadka xaafada kooshin
Wabiga Shabeelle ee dhaxmaro Baladweyne ayuu Ka soo goostay labo meel oo aad u waaweyn ku waas oo sababay in si lama filaan ah ay biyaha u so galaan Xaafadaha kooshin iyo xaawataako.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA